Ciidul Adxa Mubaarak

Dhamaan maamulka Komishanka Tamarta Qaranka oo uu u horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi Malow, dhamaan Agaasimayaasha waaxaha kala duwan ee Komishanka tamarta iyo shaqaala waynaha Komishanka Tamarta Waxay muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan munaasibadda Ciidal adxa.
 
Ciidul Adxa Mubaarak.