Daahfurka Mashruuca Soo kabashada iyo horumarinta Aagga tamarta korontada.

Madaxwayne ku xigeenka Jsl Mudane Abdirahman ismaacil abdillahi (saylici)  ayaa maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta aagga tamarta  korontada Jsl oo lagu qabtay Hargaysa.
 
Mashruucani oo uu inagu maal galiyey baanka Adduunku kuna kacaya qiima dhan $50 Milyan waxaanu inaga caawin doona gaadhista hiigsiga qaranka ee ah in la helo korontada loo baahanyay, Badqabta isla markaana la awoodi Karo