Go'aan Ku saabsan Qiimaha Korontada Oo Ka Soo Baxay xalay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada JSL. Gudidan dhaqaalaha oo xalay kulan la yeeshay Komishanka Tamarta JSL iyo Shirkadaha Korontada wad

Go'aan Ku saabsan Qiimaha Korontada Oo Ka Soo Baxay  xalay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada JSL.
Gudidan dhaqaalaha oo xalay kulan la yeeshay Komishanka Tamarta JSL iyo Shirkadaha Korontada wadanka, iyadoo shirar isdaba joog ah Gudidu hore ula soo yeelatay Komishanka Tamarta Somaliland iyo Shirkadaha Korontada ay kaga dhagaystay warbixino ku saabsan qiimaha Korontada Wadanka.