Gudoomiyaha komishanka Tamarta jsl Mudane Ahmed Faarax Cadare, Agaasimaha Guud ee komishanka Tamarta jsl Mudane maxamed maxamuud Cabdi (Malow) iyo Masuuliyin kale oo Tiro Badan ayaa saaka ka qayb

Gudoomiyaha komishanka Tamarta jsl Mudane Ahmed Faarax Cadare, Agaasimaha Guud ee komishanka Tamarta jsl Mudane maxamed maxamuud Cabdi (Malow) iyo Masuuliyin kale oo Tiro Badan ayaa saaka ka qayb galay xaflada xil wareejinta Agaasimihi Guuud ee wasaaradda Horumarinta maaliyada mudane Maxamed Cabdi Gurxan iyado xilka lagu wareejiyey Agaasimaha Cusub Mudane Maxamed Xuseen Cismaan