Kulanka Wadatashiga Shirkadaha tamarta cusboonaata oo saaka ka qabsoomay.....
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Qaranka M.D Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta M.D Maxamed Maxamuud Cabdi, Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo Macdanta M.d Maxamed Cismaan Siciid ayaa saaka Wasaradda tamarta iyo macdanta Kulan wadatashi kula yeeshay shirkaddaha Tamarta cusboonaata taaso lagu lafagurayey maxaa u qabsoomay, maxaan u qabsoomin, maxaa u qorshaysan iyo sidii loogu diyaar garowbi lahaa shirka soo socda ee 1st Somaliland Renewable Energy Forum.
Waxaana kulankani sidoo kale goob joog ka ahaa Madaxda iyo saraakiisha Bangiga adduunka.