Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Somaliland Mudane Ahmed Farah Cadare Ayaa Ka Qayb Galy Shir Wadatashi Oo Ku Aadannaa Khatarta Korontada Iyo Ka Hortageeda.

Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Somaliland Mudane Ahmed Farah Cadare Ayaa Ka Qayb Galy Shir Wadatashi Oo Ku Aadannaa Khatarta Korontada Iyo Ka Hortageeda.
Shirkan Oo Ka Qabsoomay Xafiiska Taliyaha Ciidanka Dabdamiska oo Ay Goob Ahaayeen Taliyaha Dabdemiska, Gudoomiyaha Komishanka, Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeisa, Iyo Shirkadaha Korontada Caasimada Hargeisa Ayaa Lagu Faaqiday Sidii Si Wadajir Ah Looga Hortagi Lahaa Khataraha Korontada.