Hambalyadda Munaasibadda Ciidal Adxa.

Jamhuuriyadda Somaliland
Hambalyo Munaasibadda Ciidal Adxa
CIID WANAAGSAN
Guddoomiyaha Komishanka Nidaaminta Korontada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdi Cige Axmed (Good), isaga oo ku hadlaya magaciisa, Magaca Guddoomiye ku xigeenka, Ka Xubnaha Guddida Nidaaminta Korontada JSL, Afka Agaasimaha Guud ee Komishanka iyo guud ahaan shaqaalaha Komishanka Nidaaminta Korontada JSL, munaasibadda Ciidal Adxa awgeed, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland gudaha iyo dibaddaba, munaasibadda Ciida Awgeed.
Waxaanu Alle uga baryayaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland nabadgelyo, barwaaqo, horumar waara iyo midnimo joogto ah.