
HAPPY 18 MAY 2025
Dhamaan Maamulka sare Komishanka Tamarta JSL oo uu u horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL M.D Maxamed Maxamuud Cabdi Malow, Agaasimayashaa waaxyaha kala duwan ee Komishanka Tamarta iyo sido kale Dhamaan shaqaalaha Komishanka Tamartu waxay Muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan 34 Guuradda kasoo wareegatay Maalinta Qaranimada Somaliland.HAPPY 18 MAY