Maanta oo ay taariikhdu tahay 15/1/2023 waxa ka qabsoomay hoolka shirarka ee komishanka Tamarta shir lagu dardar galinayo hawlaha shaqo ee komishanka u yaala

Maanta oo ay taariikhdu tahay 15/1/2023 waxa ka qabsoomay hoolka shirarka ee komishanka Tamarta shir lagu dardar galinayo hawlaha shaqo ee komishanka u yaala,  waxaana soo agaasimay waaxda cudduda shaqaalaha ee komishanka Tamarta somaliland.