Maanta oo ay Taarikhdu Tahay 29 Nov 2022 Waxa ay waaxda cududda shaqalaaha KTS Tababar u samaysey shaqaalaha ka hawl gala komishanka Tamarta jsl .

Maanta oo ay Taarikhdu Tahay 29 Nov 2022 Waxa ay waaxda cududda shaqalaaha KTS Tababar u samaysey shaqaalaha ka hawl gala komishanka Tamarta jsl Tababar kaasi oo ku saabsana Xeerka cusub ee shaqaalaha Dawlada Xeer No 97/22,  waxaanu ka dhacay hall ka komishanku leeyey.