Manta oo ay taarikhdu ahayd 05 December 2022 Isniin waxa ambassador Hotel ka qabsoomay xaflada daahfurka mashruuca soo kabashada iyo horumarinta aagga Tamarta korontada Somaliland.

Mashruucani oo uu xadhiga ka jaray madaxwayne ku Xigeenka Jsl Mudane Abdirahman Abdilahi ismaacil (Saylici).