Mas'uuliyiinta Komishanka Nidaaminta Korontada JSL oo Xaqiijiyay Hal ku dhegga Munaasibada 35 Sanno Guuradda ka soo wareegatay Aasaski Qaranimada Somaliland.

Mas'uuliyiinta Komishanka Nidaaminta Korontada JSL oo uu u Horeeyo Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Nidaaminta Korontada JSL, Xubnaha Guddida iyo Agaasimaha Guud ee Komishanka Nidaaminta Korontada JSL, ayaa xaqiijiyay Hal ku dhegga Sanadkan ee Xuska 35 sanno Guuradda Aasaaska JSL.
" AQOONSI IYO ADKEYSI ".
Recognition & Recilience.