Masuuliyiinta Komishanka Tamarta jsl, shirkadaha adeega laydhka bixiya, masuuliyiinta ururka ay ku midaysan yihiin injineerada korontada, Xubno ka tirsan Golaha wakiilada somaliland

Masuuliyiinta Komishanka Tamarta jsl, shirkadaha adeega laydhka bixiya, masuuliyiinta ururka ay ku midaysan yihiin injineerada korontada, Xubno ka tirsan Golaha wakiilada somaliland iyo sido kale daneeyayaasha Arrimaha Korontada.
 
 
Ayaa kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa iyada isla markasi lagu so gababaynayay sidi loo dhamaystiri lahaa shuruucda adeega korontada Somaliland Kaaso ku saabsan Liisan Bixinta Dhinaca Korontada.
 
Kulan kan oo muddo socday ayaa la iskaga xog waraystey sida ugu habboon ee loo dhamaystirayo Isla markaasna loo samayn laha shuruuc lagu kala hago adeega korontada Somaliland