
Munaasibadda Bilashada sanadka cusub ee Miilaadiga
Bismillahi Raxmaani RaxiimDhamaan maamulka Komishanka Tamarta JSL oo uu u horeeyo, Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) iyo Dhamaan Agaasime Waaxedyada Komishanka Tamarta iyo sido kale Dhamaan shaqaala weynaha Xafiisku waxay idiinku ku Hambalyeynayaan Munaasibadda Bilashada sanadka cusub ee Miilaadiga 2026.
Hambalyo Dhamaantiin
