Ramadan Mubarak

Dhamaan maamulka Komishanka Tamarta Qaranka oo u ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), Agaasime waaxedyada Komishanka iyo dhamaan shaqaale waynaha Komishanku waxay Muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan bilashada bisha barakysan ee Ramadaan.
 
Komishanka Tamarta JSL- Somaliland Energy Commision #ramadanmubarak2025