Sawirada Xaflada Abaal marinta heer Qarran ee shaqaalaha Dawlada.

Agaasimaha Waaxda cudduda shaqaalaha ee Komishanka Tamarta Jsl Ikraam Jacfar Maxamed oo ka mid noqotey 11ka Agaasime ee ugu mudna Abaal marinta heer qaran ee shaqaalaha Dawladda jsl