
Wargelin muhiim ah.
!Wargelin.Ku: Dhamaan Shirkadaha Bixiya adeega Tamarta Korontada ee ka hawl-gala gudaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa la xasuusinaya in muddadi 14 ka maalmood ee Komishanka Tamartu idiin qabtay ay hadheen Maalmo Dhan 9 maalmood sidaasi darteed waxa la idin faraya in aad ku qaadataan muddada hadhay liisamada cusub ee dab dhalinta iyo koronto qaybinta.