
XAqiiqo-raadin dhacdadii koronto damiska ee ka dhacday Ber-bera 4-May-2025
Guddi ka kooban Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta iyo Komishanka Tamarta Somaliland oo uu Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Eng Axmed Jamac Barre u magacaabay xaqiiqo-raadin dhacdadii koronto-damiska ee ka dhacday magaalada Berbera 4-tii May 2025.Guddidan oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi Malow ayaa 8-dii May, 2025 u baxay safar shaqo oo ku wajaheen magaalada Berbera.
Socdaalkan oo qaatay muddo saddex cisho ah, ayaa ujeeddadiisu ahayd in xog buuxda laga soo ururiyo sababta keentay koronto-damiska muddo saacado ah iyo saameynta uu ku yeeshay bulshada magaalada.
Guddidu waxay kulamo kala duwan la yeesheen qaybaha kala duwan ee bulshada, Guddiga Nabadgelyada Gobolka, shirkadda bixisa korontadda ee Berbera, iyo ganacsatada magaalada, si ay u helaan aragti guud oo ku saabsan dhacdadaasi.
Xafiiska xidhiidhka Dadwaynaha iyo warbaahinta ee Komishanka JSL.
Xafiiska xidhiidhka Dadwaynaha iyo warbaahinta ee Komishanka JSL.
-
1746981823963View
-
1746981825789View
-
1746981827528View
-
1746981829160View
-
1746981830800View
-
1746981832606View
-
1746981841439View
-
1746981843754View
-
1746981845534View
-
1746981847207View
-
1746981849980View
-
1746981851915View
-
1746981853906View
-
1746981871445View
-
1746982398666View
-
1746982403241View
-
1746982406662View
-
1746982451462View
-
1746982464182View
-
1746982458809View
-
1746982456782View
-
1746982462190View
-
1746982467948View