Agaasimaha guud ee Komishanka Tamarta JSL M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) ayaa daaf-furay Tababar ku saabsana (Farsamo qaybinta korontadda iyo qalabka transformerradda. )
Agaasimaha guud ee Komishanka Tamarta JSL M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) ayaa daaf-furay Tababar ku saabsana (Farsamo qaybinta korontadda iyo qalabka transformerradda. )
Tababar kaasi oo loo qabtay Shaqaalaha Komishanka Tamarta gaar ahaan Shaqaalaha waaxda Tamarta ayaa socon doona muddo 6 Maalmood ah oo ka bilaabmaysa 15-21 April 2025
Waxaana Agaasimaha Guud Kulankaasi ku wehelinayay Agaasimaha waaxda tamarta Eng Khadar Maxamuud Guuled, Agaasimaha Waaxda cududa shaqaalaha cabdirashiid cali jaamac iyo
Maxamed Axmed Cali Saxardiid oo ka socday mashruuca SESRP
Tababarkani waxaa bixinayay Eng.Maxamed Cabdi Maxamed, la taliyaha Qaybta Tamarta ee Mashruuca SESRP ee bangiga Adduunka.