
Daraasadda xal u helida qiimaha shidaalku ku leeyey Korontada iyo Warshadaha
Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda tamarta Eng Khadar Maxamuud Guuled iyo La taliyaha arrimaha Dhaqaalaha ee Komishanka Tamarta Fu'aad Rashiid Bulle Ayaa subaxnimadi saaka ka qayb gallay Kulan lagu soo bandhigayay Daraasad ay wadeen Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Macdanta & Tamarta, Wasaaradda Maalgashiga, Kaydka Shidaalka Qaranka & Komishanka Tamarta JSL.Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta ee KTS.