Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Komishanka Tamarta JSL Waxay idiinku hambalyeynayaan munaasibadda sanadka cusub ee 2024. #happynewyear24 #newyear #happy

Dhamaan Maamulka Komishanka Tamarta JSL oo uu u horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta JSL Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar iyo sido kale Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) waxay Muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan munaasibadda sanadka cusub ee 2024.