Furitaanka kulanka wax ka beddelka iyo kaabista xeerka korontadda Somaliland

Aug-07-2025 Burco 
 
Agaasimayaasha Guud ee Komishanka Tamarta JSL M.D Maxamed Maxamuud Cabdi Malow iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo Macdanta M.D Shucayb Cismaan maxamuud ayaa furey kulanka wada-tashiga wax ka beddelka iyo kaabista xeerka korontadda Somaliland, kaas oo ay soo qabanqaabisay guddida Khayraadka dabiiciga ah, Deegaanka, wax soo saarka iyo Tamarta ee Golaha Wakiiladda, oo ka qabsoomay Xarunta gobolka Togdheer ee Burco gaar ahaan Hotel ka Daallo.
 
Waaxda xidhiidhka Dadwaynaha iyo Warbaahinta ee KTS.