Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL, Mudane Axmed Faarax Cadare ayaa soo saaray go'aan ah in biilasha bisha May lagu bixiyo sidii hore.