Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Qaranka M.D Xasan Sh. Maxamuud Ayaa Maanta daahfurey kulanka wadatashiga xeer-nidaamiyayaasha Ruqsadaha iyo tacriifada korontada.
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Qaranka M.D Xasan Sh. Maxamuud Ayaa Maanta daahfurey kulanka wadatashiga xeer-nidaamiyayaasha Ruqsadaha iyo tacriifada korontada.
Kulankani oo muhiim u ah nidaaminta Aaga Tamarta Korontada wadanka wuxu qayb wayn ka yahay Qorshaha Horumarinta Tamarta Korontada wadanka.
Waxaana kulankani Gudoomiyaha ku wehelinayay Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL M.D Cabdilaahi Faarax Cabdi, agaasimaha guud ee komishanka Tamarta Korontada M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow)) , Daneeyayaasha aaga Tamarta Somaliand.