Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL

Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL wuxu shacab waynaha Jamhuuriyadda Somaliland ugu Hambalyeynayaa munaasibadda Bilashada Sanadka cusub ee Miilaadiga 2026