Hambalyadda Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL

Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed wuxu Dhamaan shacab waynaha Jamhuuriyadda Somaliland ugu Hambalyeynayaa Munaasibadda sanadka cusub ee Miilaadiga 2026