Happy Eid Al Adha

Dhamaan maamulka Iyo shaqaalaha Komishanka Tamarta Qaranka oo u ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta M.D Maxamed Maxamuud Cabdi Malow, Agaasime waaxedyada Komishanka iyo dhamaan shaqaale waynaha Komishanku waxay Muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan munaasibadda Maalinta barakysan ee Ciidul Adxa.
 
Komishanka Tamarta JSL- Somaliland Energy Commision #eidmubarak #eiduladha