HAPPY SOMALILAND INDEPENDENCE DAY 26 JUNE 1960
Dhamaan maamulka Komishanka Tamarta Qaranka oo u ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL M.D Xasan Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta M.D Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta M.D Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) , Agaasime waaxedyada Komishanka iyo dhamaan shaqaale waynaha Komishanku waxay Muwaadiniinta reer Somaliland ugu Hambalyeynayaan 65 Sanno guuradda kasoo wareegatay Maalinti Somaliland Xornimada ka qaadatay gumeystaha Ingiriiska