Kulanka Komishanka Tamarta Qaranka iyo Dabdemiska Magaalada Hargeisa


Kulan u Dhexeeyey Komishanka Tamarta Qaranka iyo Ciidanka Dabdemiska Hargeisa ayaa ka Dhacay Xaruna Shirarka ee Dabdemiska Magaalada Hargeisa. Kulankaas oo Ujeedadiisu ahayd in la Suurtagaliyo Wada Shaqayn Dhaw oo Dhexmarta Labada Dhinac si Looga Hortago Loona Yareeyo Khataraha Dhalan Kara Korontada.

Kulankan ayaa kusoo Dhamaadey Is-afgarad iyada oo Labda Dhinac ay Ballanqaadeen in si joogto ah u wada Shaqayn Doonaan.