Maanta oo ay taarikhdu tahay 16 Oct 2023 waxa hall ka Komishanka Tamarta JSL ka qabsoomay tababar Ku saabsan Xeerka tamarta korontada Xeer Lr 81.2018.

Ujeeeddada  tababarkani oo ahayd waajibaadka iyo mas'uuliyadaha Xeerku siiyay Komishanka Tamarta
 
Waxaana Shirkaasi soo qaban qaabisey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Hamda Bashe Abdi.