Xalafada Abaal marinta heer Qarran ee shaqaalaha Dawlada jsl

Gudoomiyaha Komishanka Tamarta jsl mudane Ahmed Faarax Cadare, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka tamarta jsl mudane Abdirisak Mohamed Omar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta Jsl Mudane Mohamed Mohamud Abdi (Malow), Agaasime waaxedyada Komishanka Tamarta jsl iyo sido kale dhamaan shaqaalaha komishanka Tamarta jsl
 
Waxay Hambalyo u dirayan Agaasimaha Waaxda cududa shaqaalaha Ikraan Jacfar Maxamed oo ka mid noqotey 11ka Agaasime ee ugu mudna Abaal marinta Heer qaran ee shaqaalaha Dawladda.